Deeq A. Posted November 25, 2019 Jadwalka la soo saaray ayaa lagu sheegay in 29-ka bishan November ilaa 9 December ay tahay xulista baarlamaanka, halka madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa la dooran doono inta u dhaxeysa 17-23 December 2019 Halkan Ka Akhriso: Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites