Sign in to follow this  
Deeq A.

Hannaanka doorashada Galmudug oo la shaaciyey

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga farsamada maamul dhisida Galmudug ayaa maanta soo saaray jadwalka hannaanka doorashada Galmudug.

25 ilaa 28 bishan November waxaa la xaqiijin doonaa odoyaasha dhaqanka maamulka Galmudug.

29 November ilaa 9 December waxaa la xuli doonaa xildhibaanada cusub ee Galmudug.

10 December ilaa 12 December waxaa la howlgalin doonaa Baarlamaanka cusub ee Galmudug

13 December ilaa 16 December waxaa la dooran doonaa Guddoon Golaha Baarlamaanka Galmudug.

17 December ilaa 23 December waxaa la dooran doonaa madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

FB_IMG_15746825144481459.jpg?w=1000&ssl=

PUNTLAND POST

The post Hannaanka doorashada Galmudug oo la shaaciyey appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this