Sign in to follow this  
Deeq A.

Beesha Caalamka Oo Ka Walaacsan Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xogo uu helayo telefishanka Saab ayaa sheegaya in Waddamada Somaliland ka taageera dhanka horumarka iyo doorashooyinku walaac weyn ka qabaan khilaafka u dhexeeya xukumadda madaxweyne Biixi iyo mucaaradka.

Beesha caalamka ayaa ku cadaadinaysa madaxweyne Biixi in uu wax ka qabto xubnaha muranka abuuray ee Komishanka cusub ku jira waxaanay la wadaageen walaaca ay ka qabaan khilaafkan ee dhanka ammaanka.

Beesha caalamka oo walaac ka qabta khilaafka siyaasadeed ee Somaliland iyagoo baaq u diray xukuumadda.

Beesha caalamka oo walaac ka qabta khilaafka siyaasadeed ee Somaliland iyagoo baaq u diray xukuumadda.Waxa soo jeedinaya Khadar Haibe.

Posted by Saab TV on Sunday, November 24, 2019

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this