Deeq A. Posted November 25, 2019 Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha xisbiyada Qaran ayaa waxaa looga hadlay dhaq dhaqaaqa siyaasadeed iyo midka Milatari ee ka socda gobolka Gedo ee K/Soomaaliya. Ugu horreyn Madasha ayaa ku eedeysay ciidanka Itoobiya inay xadgudubyo ka geysanayaan degmooyinka Beled-Xaawo, Luuq iyo Doolow ee gobolkaasi. Sidoo kale warkan ayaa lagu sheegay in kulankii hoggaanka madasha ay Arbacadii la yeesheen Madaxweyne Farmaajo ay kala hadleen arrimaha Jubbaland iyo Gedo. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites