Sign in to follow this  
Deeq A.

Madasha xisbiyada oo eedeysay ciidanka Itoobiya

Recommended Posts

Deeq A.   

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha xisbiyada Qaran ayaa waxaa looga hadlay dhaq dhaqaaqa siyaasadeed iyo midka Milatari ee ka socda gobolka Gedo ee K/Soomaaliya.

Ugu horreyn Madasha ayaa ku eedeysay ciidanka Itoobiya inay xadgudubyo ka geysanayaan degmooyinka Beled-Xaawo, Luuq iyo Doolow ee gobolkaasi.

Sidoo kale warkan ayaa lagu sheegay in kulankii hoggaanka madasha ay Arbacadii la yeesheen Madaxweyne Farmaajo ay kala hadleen arrimaha Jubbaland iyo Gedo.

Halkan hoose ka akhriso:

11

78109783_2620589651368605_8402596287576276992_o-768x1098

78109783_2620589651368605_8402596287576276992_o-768x1098

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this