Sign in to follow this  
Deeq A.

Cali Maxamed Geedi oo hal arrin uga digay madasha xisbiyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka, Cali Maxamed Geedi oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay inuu aad ula yaaabay dhaqanka siyaasadeed ee madasha xisbiyada Qaran.

Geedi ayaa tilmaamay in mar weliba ay ka soo horjeedaan dowladnimada, islamarkaana ay liddi ku yihiin madaxda dalka, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu uga digay hoggaanka madashaasi in ay niyad jabiyaan shacabka Soomaaliyeed oo muddo fog ku soo jiray duruufo adag.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/cod-dagane-cali-gedi-.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this