Sign in to follow this  
Deeq A.

HirShabelle oo sameysay xil ka qaadis iyo magacaabis+Akhriso

Recommended Posts

Deeq A.   

Wareegto ka soo baxday xafiiska wasiirka maaliyadda ee HirShabelle ayaa waxaa xil kii looga qaaday isu duwihii Maaliyada ee gobolka Hiiraan, Maxamed C/qaadir Maxamed.

Sidoo kale isla wareegtadan ayaa waxaa xilkaasi loogu magacaabay, Cabdiweli Maxamuud Xuseen.

Halkan hoose ka akhriso:

FB_IMG_1574584282549

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this