Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Aqalka Sare oo ka dooday sharciga shirkadaha

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Magaalada Muqdisho ku sii ambaqaaday   kulankoodii caadiga ahaa golahaasi.

Ajendaha kulanka maanta ee Golaha Aqalka Sare ayaa ku saabsana akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed.

Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa shalay ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this