Deeq A. Posted November 24, 2019 Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaruntooda Magaalada Muqdisho ku sii ambaqaaday kulankoodii caadiga ahaa golahaasi. Ajendaha kulanka maanta ee Golaha Aqalka Sare ayaa ku saabsana akhrinta labaad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha Soomaaliyeed. Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ayaa shalay ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka. View the full article Share this post Link to post Share on other sites