Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha wakiilada & Guurtida S/land oo Muddo kordhintii lixaad isu sameeyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha wakiilada & Guurtida S/land oo Muddo kordhinii 6aad  isu sameeyay

degdeg.jpg

Xildhibaannada golaha guurtida Somaliland ayaa fadhi ay saaka yeesheen muddo kordhin ugu sameeyay golaha wakiillada.

Golaha Guurtida Somaliland ayaa cod aqlabiyad ku ansixiyey Muddo kordhinta Golaha Wakiilada Somaliland oo loo Kordhiyey laba Sanno.

71 Xildhibaan ayaa Golaha Fadhiyey 70 Xildhibaan Ayaa ogolaaday in Golaha Wakiilada loo kordhiyo Laba Sano Guddomiyuhuna muu Codayn.

Golaha Guurtida ayaa iyagu Isku kordhiyayay muddo 3 Sanno ah

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this