Deeq A. Posted November 24, 2019 Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya iyo Iskaashatooyinka Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah uga horyimid daraasad qaldan oo Jaamacad ku taala Waqooyiga Ireland ku sheegtay in cuduro laga helay Galeyda iyo Masagada Dalkeena. Warsaxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Beeraha Soomaaliya aya lagu cadeeyay in dalagyada dalkeena ay yihiin kuwa dabiici ah (organic) isla markaana warbixinta la soo saaray ay tahay mid been abuur ah oo aan waxba ka jirin. Halkan hoose ka akhriso: View the full article Share this post Link to post Share on other sites