Deeq A. Posted November 24, 2019 Taliska qeybta Booliska gobolka Nugaal ayaa sheegay inay dardar galin doonaan howlgalladda lagu xaqiijinayo amniga magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Mid ka mid ah saraakiisha Booliska oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay cirib tiri doonaan kooxaha burcadda ee dhibaatada ka geysta gudaha magaaladaasi. Sidoo kale wuxuu digniin u diray dadka ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya ee ku sugan deegaanada maamulka Puntland. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Cod-jaamac.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites