Sign in to follow this  
Deeq A.

Dawladda Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqday In La Joojiyay Muxaadaradii Uu Sheekh UMAL Ee Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho)-Dawladda Soomaaliya oo si rasmi ah u joojisay Muxaadaradii uu Sheekh Maxamad Cabdi Umal ku qaban lahaa Magaalada Muqdisho.

Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta ayaa War Saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in Sheekh Umal uu Barnaamijyo Wacyi galin ah ka baahin doono Warbaahinta inta uu jooga Muqdisho.

1-1.jpg 2-1.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this