Deeq A. Posted November 23, 2019 Wararka naga soo soo gaarayaShabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in maanta kooxo burcad ah ay dhac baahan gobolkaasi ugu geysteen gaari ay la socdeen dad shacab ah. Gaariga oo ahaa Hoomey, islamarkaana ka baxay Muqdisho ayaa la sheegay in lagu dhacay waddada isku xirta magaalooyinka Balcad iyo Jowhar ee gobolkaasi. Mid ka mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in rakaabkii saarnaa gaarigaasi la qaaqatay agabkii ay siteen. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/www.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites