Sign in to follow this  
Deeq A.

Horumarinta Maaliyadda Soomaaliya Oo Laga Shirayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Shir looga hadlaayo horumarinta Maaliyadda Dalka ,isla markaana ay ka qeybgaleen Wasaaradda  Maaliyadda Dowladda FS iyo kan dowlad goboleedyada ayaa manta ka furmay magaalada Kambaala ee dalka Yugaandha.

Shirkaan  oo sidoo kale ay ka qeybgalayaan  maamulka Gobolka Banaadir,waxaaa mudada uu socdo loga hadlayaa sidii loo mideyn lahaa shuruucda lagu hagayo  dhaqaalaha Dalka.

Dhinaca kale madaxda Somaalliya ayaa u mahadceliyay  Safiirka Soomaaliya u fadhiya magaalada Kampala oo xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay wafdigaasi uu hoggaaminaayo Wasiirka Maaliyadda DFS, C/raxmaan Ducaale Bayle.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this