Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxamuud Sayid Aadan oo la hadlay saraakiil Itoobiyaan ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubaland, Maxamuud Sayid Aadan, ayaa telefoonka kula hadlay saraakiil Itoobiyaan ah.

Mr Aadan ayaa la sheegayaa in la waydiistay in uu isku soo dhiibay si ay ugu gudbiyaan dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.

Warar xog ogaal ah ayaa xaqiijiyey in Maxamuud Sayid Aadan uu si cad ugu gacan-seyray codsigaas uga yimid ciidanka Itoobiya ee ka tirsan AMISOM.

Mas’uulkan ayaa wuxuu haatan ku xayiran yahay xadka Soomaaliya iyo Kenya markii laga hor istaagay in uu gudaha u galo magaalada Beledxaawo.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/LA.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this