Sign in to follow this  
Deeq A.

Amni darro ka jirta Sh/Hoose oo baaq laga soo saarey

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Odayaasha Dhaqanka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxay codsadeen in wax laga qabto amni darro kusoo korortay qaybo kamida gobolka.

Cuqaasha oo warbaahinta la hadlay ayaa soo jeediyay in loo baahan yahay in dowladda federaalka iyo maamul goboleedka Koonfur Galbeed ay talaabo qaadaan.

Wax-garadka ayaa cod dheer ku dalbaday in gobolka lagu soo celiyo Gaashaanle Sarre Xasan Jaamici oo ay sheegeen in uu wax badan ka bedelay amniga gobolka.

Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa isugu darsan tahay weeraro ka dhan ah ciidanka oo ay geysanayaan Al-Shabaab iyo burcad dhac u geysaneysay shacabka.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Xasan-Jaamici.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this