Sign in to follow this  
Deeq A.

Muxaadarada Umul oo la dalbaday in aan la siyaasadeyn

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Xili maanta lagu wado in garoonka kubada cagta lagu qabto muxaadro ciwaan looga dhigay Muubooyinka iyo sida looga hortagi karo ee uu dhawaan iclaamiyay Sheekh Maxamed Umul ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay dhalisay hadal-heyn bulshada dhexdeeda ah.

Hadalheynta ayaa ka dambeysay markii Sheekh Cabdiqaadir Soomow oo ka digay in laga qeyb galo muxaadaro la filayo in maanta lagu qabto Muqdisho.

Sheekh Soomow ayaa eedeen ujeediyay dhigiisa Umul.

Dhinaca kale, Imaam Cumar Macalin Abshir, oo kamid ah waxgaradka Soomaliyeed oo ku baaqay inaan la siyaasadeeynin muxaadarada uu iclaamiyay Sheikh Maxamed Umul.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Umul.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this