Sign in to follow this  
Deeq A.

Talyaaniga oo Deeq Soo Gaarsiiyey Dadka Fatahaaddu Saameysay

Recommended Posts

Deeq A.   

Diyaarad weyn oo sidda gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku saameeyeen ayaa goordhaw soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

Gargaarkan waxaa uu taas uga yimid dowladda Talyaaniga waxaana uu noqonayaa gurmadkii ugu horeeyay ee dowlad Yurub ah ay toos ugu wareejiso dowladda Soomaaliyeed.

Waxaa ay weli dhibaato ka jirtaa arrimaha fatahaadda gaar ahaan dadka ku dhaqan Baladweyn.ee gobalka Hiiraan iyo deegaanno dhaca gobalka dariska la ah ee  Shabeellaha Dhaxe.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this