Sign in to follow this  
Deeq A.

Ganacsade Soomali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Afrika.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT- Port Elizabeth)-Kooxo Budhcad koonfur Afrikaan ah ayaa waxaa ay gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaali ah oo lagu magacaabo Mahad Badal oo ka mid ahaa Soomaalida ku ganacsada dalkaas, xilli uu ku jiray howshiisa caadiga ah ee shaqo.

FB_IMG_1574315177108.jpg

Mahad ayaa markii la weeraray ku sugnaa meel aan ka fogeen goobtiisa Shaqada oo ku taalla Xaafada Motherwell ee magaalada Port Elizabeth waxaana iyagu goobta ka baxsaday budhcadkii dilka gaystay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this