Deeq A. Posted November 21, 2019 (SLT- Port Elizabeth)-Kooxo Budhcad koonfur Afrikaan ah ayaa waxaa ay gudaha dalkaas ku dileen Muwaadin Soomaali ah oo lagu magacaabo Mahad Badal oo ka mid ahaa Soomaalida ku ganacsada dalkaas, xilli uu ku jiray howshiisa caadiga ah ee shaqo. Mahad ayaa markii la weeraray ku sugnaa meel aan ka fogeen goobtiisa Shaqada oo ku taalla Xaafada Motherwell ee magaalada Port Elizabeth waxaana iyagu goobta ka baxsaday budhcadkii dilka gaystay. Source Share this post Link to post Share on other sites