Deeq A. Posted November 21, 2019 Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay Madaxtooyadda kula kulmay qaar kamid ah culimadda Soomaaliya. Kulanka ayaa waxaa looga hadlay xaalada dalka iyo doorka culimada kaga aadan dagaalka ka dhanka xoogaga Al-Shabaab. Farmaajo ayaa ku booriyey culimadda in ay qaataan kaalin wanaagsan marka ay timaado amniga, nabadda iyo dib u dhigiska. Culimadda ayaa waxay balanqaadeen in ay kaalin fiican cayaari doonan, waxayna tilmaameen in ay dowladda ku garab taaganyihiin dedaaladda ay wado. Shirkaan gaar ah ayaa kusoo aadayaa xili mudada xileedka dowladan uu kaga harsan yahay sanad iyo bilooyin ayna ku mashquulsan tahay fulinta balamadeeda. View the full article Share this post Link to post Share on other sites