Sign in to follow this  
Deeq A.

Axmed Xuseen oo xil cusub loo magacaabay

Recommended Posts

Deeq A.   

Canada (SMN) – Ra’iisul Wasaaraha dalka Canada, Justin Trudeau, ayaa wuxuu Axmed Xuseen, u magacaabay wasiirka Horumarinta Bulshadda.

Xuseen ayaa wuxuu horey u hayey jagadda Wasiirka Arrimaha Socdaalka, xilkaas oo la sheegay in uu aad uga soo dhalaalay.

Jaaliayadda Soomaaliyeed ee waddankaas ayaa ugu hambalyeeyay xilka cusub ee loo dhiibay Axmed oo Xildhibaan ah.

Mr Axmed Xuseen ayaa dalka Canada ku galay qaxooti ahaan, waxaana la sheegayaa in uu qaxootiga Afrika albaabada u furay inta uu xilka haye.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this