Deeq A. Posted November 20, 2019 (SLT-Jabuuti)-Dalka Jabuuti ayaa waxaa ka taagan dood la xidhiidha go’aan lagu magacaabay guddi qiimeeya inay xilalka u qalmaan iyo in kale masuuliyiinta xilalka loo magacaabo, ka hor inta aan golaha wasiirrada la horgeyn. Guddigan ayaa waxaa wareegto ku meel mariyay madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Halkan hoose ka DAAWO Source Share this post Link to post Share on other sites