Sign in to follow this  
Deeq A.

Korneyl Rufle oo eedeeyey Maxamuud Sayid Aadan

Recommended Posts

Deeq A.   

Korneyl Aadan Axmed Xirsi oo loo yaqaano Rufle, kana mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ayaa eedeyn culus u jeediyey Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland.

Rufle ayaa ku eedeeyey Maxamuud Sayid Aadan in isagoo kaashanaya ciidamada Kenya uu dhibaato ka wada gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu sheegay inuu ka shaqeynayo iska hor keenka beelaha dega gobolka Gedo iyo hurinta colaadaha ka jira gobolkaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Cod-Cadaani.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this