Deeq A. Posted November 20, 2019 Muqdisho (SMN) – Almaas Elman ayaa waxaa lagu dhex-dilay xeradda Xalane ee magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho. Ma cadda qaabka uu u dhacay dilkeeda, balse saraakiisha xeradda ayaa ka gaabsaday in ay tafaasiil dheeri ah bixiyaan. Marxuumadda ayaa la dhalatay Ilwaad oo ka tirsan Qaramadda Midoobay isla markaana ah madaxa Elman Peace. Qoyska Elman Cali Axmed ayaa caan ka ah gudaha Soomaaliya, waxaana ay Almaas ay ka tirsaneyd safaaradda Soomaaliya ee Kenya. View the full article Share this post Link to post Share on other sites