Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Shir muhiim ah oo ka furmay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka Cadaalada Soomaaliya, Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta ka furay  magaaladda Muqdisho  shir ku saabsan ladagaalanka iyo ka hortaga fikirka xagjirka ah ee rabshadaha wata.

Waxaa Shirkaan ka soo qayb galay  dhammaan maamul goboleedyada dalka, Gobolka Banaadir, wasaaradaha ay quseyso sida wasaarada amniga, cadaalada,  warfaafinta, iyo xubno ka socda beesha caalamka.

1d6cdb49-ba5c-47ab-bb76-525108fcb144-300 79d1a835-6b9d-47c7-a933-902d7b74e56e-300 4872edb2-312c-4c49-8744-413b41798cad-300 a105cf2f-4d44-4588-9e18-e4d223f9cfc4-300

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this