Sign in to follow this  
Deeq A.

XF oo sheegtay inay diyaar garowday doorashada soo socota

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo maanta warbaahinta ugu warramayey M/ Muqdisho ayaa ka hadlay doorashooyinka la filayo inay dhacaan sanadka 2020- illaa 2021-ka

Mahadi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in dolwaddu ay diyaar garowday qabashada doorashooyinkaasi oo ah kuwa la wada sugayo.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed inay door ku yeeshaan doorashooyinkaasi, si u helaan fursado muhiim ah.

Ugu dambeyn wuxuu tilaamay in madaxda dowladda ay dhowaan soo bandhigi doonaan xisbi weyn oo ay ku mideysan yihiin, si ugula tartamaan axsaabta kale ee dalka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this