Sign in to follow this  
Deeq A.

Cirro Iyo Faysal Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Dr Cabdiraxmaan Cirro oo ay weheliyaan masuuliyiinta sarsare ee xisbigiisa ayaa kulan la qaatay Eng Faysal Cali Waraabe iyo madaxda xisbigiisa UCID.

FB_IMG_1574152683342.jpg

Kulanka oo aan laga soo saarin wax war ah waxa uu daarran yahay khilaafka ka taaggan Komishanka cusub ee doorashooyinka Qaranka iyo dibadbaxyada taageerayaasha xisbiga Waddani.

Sida oo kale waxa uu Cirro la kulmay odayaasha madasha wadatashiga oo qayb ka ah dhinacyo isaga dabqaadaya Guddoomiye Cirro iyo madaxweyne Biixi.

Xisbiga Waddani ayaa hakiyay isu soo baxyo isdaba joog ah oo xisbigu ku hawlana inta ay socoto waanwaantu.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this