Sign in to follow this  
Deeq A.

Qodobada Ay Isku Afgarteen Xisbiyadda Mucaaridka Iyo Guddigii Dhex-dhexaadinaysa Xukuumadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Kulan ay Hargeysa kula yeesheen labada xisbi guddida dhexdhexdaainta mucaaradka iyo xukuumadda ayaa laysla afgartay.

FB_IMG_1574154983266.jpg FB_IMG_1574154989667.jpg FB_IMG_1574154992456-1.jpg
  1. Waxaa la isla qiray, in khalad ay ahayd in Xisbiga Waddani loo diido isku soo baxa.
  2. Waxaa la isla qaatay in gef weyn ahayd Xadhiga Madaxda xisbiga Waddani

3 in la sii daayo madaxda xisbiga ee xidhan iyo dadka kale ee loo xidhay muranka taagan.

Lama oga in xukuumaddu aqbashay dhinaceeda go’aamadan balse waxa isku afgartay guddida dhexdhexaadinta iyo labada xisbi mucaarad.

Sidaa waxa sheegay sarkaal shirka ku sugan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this