Sign in to follow this  
Deeq A.

Laamaha Amniga Afgooye: Al-shabaab Kama Dambeyn Dilka Iskuduwaha Maaliyadda

Recommended Posts

Deeq A.   

Ciidamada ammaanka ayaa sheegaya in ay soo qabanyaan ciddii ka dambeysay dil xalay magaalada Afgooye ee Shabeellada hoose loogu geystay Nuur Faarax Nuur (Nuur Xawaad) oo ahaa iskuwdaha maaliyadda ee dowlad goboleedka Koonfur galbeed.

Laamaha ammaanka ee gobolka  ayaa sheegaya in dilkaasi aaney ka dambeyn xarakada Al-shabaab balse la garanayo cidda geysatay.

Afhayeen u hadlkay ciidamada ayaa sheegaya in iyagu ka ciidan ahaan garanayaan cidda ka dambeysay isla markaana cadaaladda la horkeenayo.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this