Sign in to follow this  
Deeq A.

Agaasime Ilig oo cambaareeyey Wariyeyaashii lagu xiray Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

Agaasimaha guud ee Horn Cable TV, Maxamed Cabdi Ilig ayaa ka hadlay xarig labo Wariye oo ka tirsan TV-gaasi loogu geystay magaalada Hergeysa ee xarunta maamulkaasi.

Ugu horreyn agaasimaha ayaa cambaareeyey falkaasi, wuxuuna sheegay in sifo sharci darro ay ku xiran yihiin Wariyeyaashaasi,sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay maamulka Somaliland, gaar ahaan Booliska inay si de deg ah ku  sii daayaan Saxafiyiintaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/ttt.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this