Deeq A. Posted November 18, 2019 (SLT-Boorama)-Maxaabiis ayaa la sheegay inay ka baxsadeen maxkamad ku taalla magaalada Boorama ee Gobolka Awdal, xilli uu halkaasi ka dhaceyey dhagaysigooda oo la xidhiidhay in rabshado ka dhacay magaalada Boorama saddex bilood ka hor ay ka dambeeyeen. Ciidammada booliska ee ilaalinayay ammaanka ayaana bilaabay inay ridaan rasaas in kastoo la sheegayo inaan cidna wax ku noqonin rasaasta, Halkan hoose ka DAAWO Source Share this post Link to post Share on other sites