Sign in to follow this  
Deeq A.

“Xoghayaha Guud Iyo Afhayeenka Xisbiga Waxaa Loo Dhaadhiciyey Maandheera, Falkaasi Waa Fal Argagixiso Ah Oo Aan Sinnaba Loo Aqbali Karayn…” Guddoomiye Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xoghayaha Guud iyo Afhayeenka Xisbiga WADDANI ayaa loo dhaadhiciyay xabsiga Mandheera sida uu sheegay guddoomiye Cirro waxaanu yidhi “Xoghayaha Guud iyo Afhayeenka Xisbiga waxaa loo dhaadhiciyey Maandheera, falkaasi waa fal argagixiso ah oo aan sinnaba loo aqbali karayn.

Mar labaad baan ku baaqayaa in xorriyadoodii si degdeg ah dib loogu soo celiyo. Muuse iyo gacan-yarayaashiisu nabadda ha ilaaliyaan”, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this