Sign in to follow this  
Deeq A.

SAWIRRO: Wafdi ka socda DFS oo gaarey Awdheegle

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Saraakiil ka tirsan ciidanka milatariga Soomaaliya iyo xubno ka tirsan maamulka gobolka shabellaha hoose ayaa ku sugan degmada Owdheegle kuwaas oo dhamaan u guur gelaya sidii looga wada shaqeyn lahaa Arimaha Dib-udhiska iyo Bilic soo celinta degmada Awdheegle.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimadka, Maxamed Saciid Cabdulaahi oo kamid ah wafdiga ayaa isaga oo ku sugan degmada Awdheegle, waxa uu Radio Shabeelle uga warbixiyay ujeedka ugu weyn ay maanta u tageen degmadas oo dhawaan laga saray Al-Shabaab.

Hoos ka dhageyso wareysiga

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Wareysi-wasiir-kuxigeenka-wasarada-caafimaadka-somaliya.mp3

3-50.jpg3-50.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this