Sign in to follow this  
Deeq A.

Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray dhismaha waddo cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, ayaa maanta xariga ka jaray dhismaha waddo muhiim u ah dadweynaha dadweynaha M/ Muqdisho.

Guddoomiye Cumar Filish ayaa si rasmi ah u daah-firay dhisamaha waddadan oo isku xirta isgoysyada Siinaay iyo Baar ee degmooyinka Warta Nabadda iyo Yaaqshiid ee gobolka Banaadir.

Sidoo kale guddoomiyaha ayaa ugu baaqay shacabka inay qaataan doorkooda ku aadan ilaalinta nadaafadda waddooyinka Caasimada.

“Waxaan maanta xariga ka jaray dhismaha waddada isku xirta Siinaay iyo Baar-Ayaan ee degmooyinka Warta Nabada iyo Yaaqshiid, waxaan ugu baaqaya bulshada Caasimadda in ay muujiyaan doorkooda ku aadan ilaalinta nadaafada iyo bilicda ayuu yiri.” Cumar Filish.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

Filish Filish 2 Filish 3 Filish 4

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this