Sign in to follow this  
Deeq A.

Al-shabaab Oo La Waregey Deegaanka Gacan-Maroodi Ee Sanaag

Recommended Posts

Deeq A.   

Dagaalyahanno la sheegay in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab ayaa la wareegay deegaanka Gacan-Maroodi ee gobolka Sanaag.

Xubnahan ayaa kasoo degay Buuraha Calmadow, waxaana la tilmaamay in halkaasi ay kala wareegeen maleeshiyaad qabiil oo markii horeba deegaanka joogay.

Sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka, waxaa durba halkaasi ka bilaabatay cabasi aad u xooggan, waxaana laga baqayaa in ciidanka Somaliland iyo Al-shabaab halkaasi dagaal ku dhexmaro.

Tiro ahaan inta la egyihiin dagaallamayaashan lama oga, balse dadka qaar ayaa bilaabay iney isaga cararaan deegaanka Gacan-Maroodi.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this