Sign in to follow this  
Deeq A.

Rag ku eedeysan falal amni daro oo lasoo bandhigay

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Taliska Booliska ayaa soo bandhigay laba ruux oo lagu eedeeyay in ay weerareen bar ay ciidanka dowladda ku leeyihiin degmada Dayniile.

Shaqsiyaadkan ayaa waxaa la sheegayaa in ay xalay weerar ku ekeeyeen kontaroolka isla markaana la qabtay xili ay isku dayayeen in ay baxsadeen.

Mid kamid ah ragga lasoo bandhigay ayaa waxaa mid kamida lugahiisa ka muuqatay dhaawac kasoo gaarey iska hor-imaadka.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa sheegaya in raggaan cadaaladda lasoo taagi doono.

 

Dhawaan ayay ahayd markii ciidamadda ammaanka ay sidaan oo kale gacanta ku dhigay labo ruux oo dil u geystay Askari ka tirsan Ciidamada Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this