Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne ku xigeenka J/land oo Ceelwaaq loo diiday

Recommended Posts

Deeq A.   

Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta is hortaag lagu sameeyey Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulka Jubbaland, Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo doonayey inuu gudaha u galo degmada Ceelwaaq ee gobolkaasi.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa la sheegay inay u diideen inuu u soo gudbo qeybta ay ka maamulaan degmadaasi.

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in haatan Sayid Aadan uu ku sugan yahay xero ciidanka Kenya ay ku leeyihiin halkaasi.

Korneyl Axmed Maxamuud Mire oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda ayaa ka warbixiyey xiisada ka taagan degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/cc.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this