Sign in to follow this  
Deeq A.

Sawirro: Ra’iisul wasaare Khayr oo gaaray dalka Qatar

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dooxa ee xarunta dalka Qatar.

Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa mas’uuliyiinta dowladda Qatar la yeelanaya kulamo looga hadlayo xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka soo laabtay safar shaqo oo uu kusoo maray Faransiiska iyo Belgium, halkaas oo ka qayb galka madasha nabadda Paris.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada:

unnamed-1-6 unnamed-2-6unnamed-12

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this