Deeq A. Posted November 16, 2019 Wasiirka wasaaradda cadaalada Soomaaliya, Abuukaate Xasan Xuseen oo u warramay warbaahinta ayaa ka hadlay arrimaha Garsoorka dalka, gaar ahaan maxkamadaha. Ugu horreyn wasiirka ayaa ugu baaqay dadka shacabka inaysan u cadaalad doonan Al-Shabaab, islamarkaan ay ku kalsoonaadaabn hay’adaha garsoorka Soomaaliya. Sidoo kale wuxuu tilmaamay inay wadaan qorshayaal guud oo lagu hormarinayo hay’adaha garsoorka dalka. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/Cod-Jaamac-1.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites