Deeq A. Posted November 16, 2019 Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saaka ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan qeybo ka mid ah gobolkaasi. Ciidamada huwanta ayaa lagu soo warramayaa in dhaq dhaqaaqyo cusub ay ka bilaabeen deegaanka Muuri ee gobolka Shabeelaha Hoose. Ujeedka dhaq dhaqaaqyadan ayaa ah sidii looga hortagi lahaa weerarada dhaba galka ah ee ay fuliso Al-Shabaab. Xaaladda ayaa ah mid kacsan, iyadoona dhaq dhaqaaqyo Milatari oo iska soo horjeedo haatan laga dareemayo halkaasi. View the full article Share this post Link to post Share on other sites