Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiiro ka tirsan XFS oo hortagaya xildhibaanada golaha shacabka

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirada wasaaradaha maaliyadda iyo caafimaadka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta hortagaan xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.

Kulankan ayaa waxaa qorshuhu yahay in xildhibaanadu ay aqrinta koowaad ku mariyaan hindise sharciyeedyada daawada iyo xisaabxirka miisaaniyadii 2018-kii.

Labaad hindise sharciyeed ayaa waxaa soo diyaariyey wasaaradaha caafimaadka iyo maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya.

Muddooyinkii la soo dhaafay xlidhibaanada baarlamaanka oo ku jira Kaldhigooda lixaad ayaa dardar galinayey howlaha shaqo ee horyaalla golahaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this