Sign in to follow this  
Deeq A.

Guuleed oo soo saaray war-saxaafadeed ku socda mucaaradka, xukuumada iyo BF Somalia

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo wasiirkii arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdkariim Xuseen Guuleed ayaa baaq kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka uu hadda ku jiro.

Guuleed ayaa si gaar ah farriin ugu diray xukuumadda iyo baarlamanka iyo xisbiyada mucaaradka ee dalka ka jiro, isaga oo mid walba si gaar ah ugala hadlay waxa la gudboon.

Hoos ka aqriso qoraalka Guuleed.

Warsaxaafadeed-..-14-nov-3-1.png Warsaxaafadeed-..-14-nov-3-2.png Warsaxaafadeed-..-14-nov-3-3.png Warsaxaafadeed-..-14-nov-3-4.png

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this