Sign in to follow this  
Deeq A.

Jubbaland oo codsi u dirtay dowladda federaalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Maamul goboleedka Jubaland ayaa ka dalbaday dowladda federaalka in ay kala shaqeyso dhismaha ciidamadda.

Maxamuud Sayid Aadan, madaxweyne ku xigeenka koowaad ee maamulkaas, ayaa hoosta ka xariiqay in wada shaqeynta ay fiican tahay.

Aadan oo saxaafadda la hadlay ayaa tilmaamay in wada shaqeynta ay haatan meesha ka maqan tahay wuxuu codsaday in lasoo celiyo.

Dowladda Soomaaliya ayaa nan aqoonsaneyn maamulka uu hogaamiyo Axmed Madoobe oo bishii August is-caleemo saarey.

Xukuumadda federaalka ah ayaa haatan gobolka Gedo waxay ka wadaa Qarameynta ciidamadda kuwaas oo la diiwaangelinayo.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this