Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo iyo Kenyatta oo is-afgaradyo ku gaarey Nairobi

Recommended Posts

Deeq A.   

Nairobi (SMN) – Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa wada hadallo ay Nairobi ku yeesheen goor dhow ku gaaray heshiis diblumaasiyadeed oo lagu soo celinayo cilaaqaadkii labada dowladood.

Waxyaabaha lagu heshiiyey waxaa ka mid ah

1- Duulimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi in dib loo billaabo si deg deg ah, meeshana laga saaro garoonka Wajeer.

2-in la sii ambaqaado iskaashi labada dowladood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in wada hadalladaan aysan saameyn ku yeelan doonin kiiska horyaalla maxkamadda ICJ ee dacwadda hadda.

6da369d5-6be9-468e-ab8b-8dc908412359-300 b146c255-dd56-47b9-95e8-aa9f883b8bb9-300 e4121c7c-1373-4a5c-9eb9-072f6dd85211-300f8604e2b-c5da-4616-ba61-5423003926b3-300

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this