Deeq A. Posted November 14, 2019 Nairobi (SMN) – Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa wada hadallo ay Nairobi ku yeesheen goor dhow ku gaaray heshiis diblumaasiyadeed oo lagu soo celinayo cilaaqaadkii labada dowladood. Waxyaabaha lagu heshiiyey waxaa ka mid ah 1- Duulimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi in dib loo billaabo si deg deg ah, meeshana laga saaro garoonka Wajeer. 2-in la sii ambaqaado iskaashi labada dowladood Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in wada hadalladaan aysan saameyn ku yeelan doonin kiiska horyaalla maxkamadda ICJ ee dacwadda hadda. View the full article Share this post Link to post Share on other sites