Sign in to follow this  
Deeq A.

Baarlamaanka Puntland oo yeeshay gudoomiye cusub

Recommended Posts

Deeq A.   

Garowe (SMN) – Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta oo Khamiis ah wuxuu doortay gudoomiye cusub markii xilka ka qaadeen afhayeenkii hore.

Doorashadaan oo ay codkooda ka dhiibteen 63 mudaneyaal ayaa waxaa ku tartamay Cali Axmed Dhahar, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Cabdijamaal Cismaan Maxamed.

Coddeynta oo laba wareeg loo galay ayaa waxaa kusoo baxay Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo noqday afhayeenka cusub ee Golaha wakiiladda.

Natiijadda wareega koowaad ee coddeynta

Cali Axmed Dhahar 12 cod

Cabdijamaal Cismaan Maxamed 17 cod

Cabdirashiid Yuusuf Jibriil 34

Natiijadda wareega koowaad ee labaad

Cabdijamaal Cismaan Maxamed 17

Cabdirashiid Yuusuf Jibriil 46

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this