Sign in to follow this  
Deeq A.

Dad musuqmaasuqay gargaar oo cadaalada la marsiinayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Beledwayne (SMN) – Dowlad goboleedka HirShabelle ayaa ku dhawaaqay in uu cadaaladda marsiinayo dad musuqmaasuqay gurmadka Beledwayne.

Gudoomiye ku xigeenka arrimaha bulshadda gobolka Hiiraan ayaa wuxuu u digay qof walba oo ku fekeraya in uu wax is-dabamarin sameeyo.

Sheekh Xuseen Cismaan Cali ayaa hoosta ka xariiqay in ciidamadda ay dabagal badan ku sameyn doonan shaqsiyaad laga shakisan yahay.

Tani ayaa kusoo aadeysa markii shalay la qabtay laba qof kuwaas oo leexsaday gurmad loo waday shacabka dhibaateysan ee Beledwayne.

Shaqsiyaadkaas ayaa waxaa lagu soo qabtay howlgal abaabulan oo ciidamada ka sameeyeen magaaladda Beledwayne.

Hoos ka dhageyso warka oo cod ah

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/HirShabelle-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this