Sign in to follow this  
Deeq A.

Carabey oo ka hadlay xaaladda guud ee Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, Maxamed Xaashi Carabey oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyey xaaladda guud ee maamulkaasi.

Carabey ayaa sheegay in haatan uu meel wanaagsan marayo dhismaha Galmudug oo loo dhan yahay, islamarkaana ay ku bixiyeen waqti iyo judi badan.

Sidoo kale wuxuu sheegay inay ka shaqeyn doonaan dar-dar gelinta dib u soo celinta adeegyada aas aasiga u ah shacabka ku dhaqan gobollada Galgaduud iyo Mudug.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/11/CARA.mp3

cARABEY

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this